Taariikh Nololeedka Gudoomiye ku-xigeenka cusub ee Maamulka G/Banaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabay Mudane Ibraahim Cumar Mahad Alle (Ibraahim Dheere) inuu noqdo Guddoomiye K/Xigeenka Arrimaha Maamulka Maaliyadda ee Gobolka Banaadir. Sida ku cad taariikh nololeedkiisa Mudane Ibraahim Dheere wuxuu ku dhashay magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan sanadkii 1975-kii. Waxbarasha Hoose iyo Dhexe wuxuu … Continue reading Taariikh Nololeedka Gudoomiye ku-xigeenka cusub ee Maamulka G/Banaadir